Xabsiga dhexe ee magaalada kismaayo oo dayactir lagu sameeyn doono

0
130

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ku dhawaad mudo 40 sano ah ayuu dhisan yahay xabsiga dhexe ee magaalada kismaayo kasoo anan helin wax dayac tir ah waxaana uu burbur aad u weyn uu kajira dhammaan qolalka xabsiga.

Waxaa hada socdo qorshe laguĀ  daysctirayo Xabsiga weyn ee magaalada Kismaayo,kaas oo dhismihiisa dhawaan bilaaban doono.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here