Xaalado Caafimaad daro oo soo wajahday barakacayaasha ah ku nool kaam-jiroon ee Degmada Dhoobleey

0
177

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kaamka jiroon oo kamid ah kaamamka ku yaala Degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka jira xaalado bini’aadanimo oo wax ka qabasho u baahan Caqabadaha xiligaan ka jira kaamka jiroon ayaa waxaa ka mid ah xaalado caafimaad daro maadaama kaamku uu san lahayn goob caafimaad oo shaqeeynaysa,taas oo ay dadka bukaanka ah kula tacaalan xaaladooda caafimaad.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here