Xaalado bani’aadannimo oo soo food saartay Qoysaskii ka soo barakacay degmada Maxaas

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaalado nolol xumo oo aad udaran ayaa soo wajahday dadkii kasoo barakacay dagmada maxaas ee Gobolka Hiiraan kuwaasi oo deegansaday xaafada Xaawo- Taako ee magalda Baladweyne.

Baahiyaha ugu daran ee qoysaskaan soo wajahay ayaa waxa kamid ah in aysan haysan adeegyada bulshada aasa aasiga u ah sida biyo la.aan hooy la,aaan iyo adeegyada caafimadka oo aad u yar.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here