Xaaladda Abaareed ee ka jirto Degmada Xagar iyo Tuulooyin hoos yimaado oo walaac laga muujiyay

0
213

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo guud ahaan ay dalka ay  ka jirto Abaar aad u saameeysay dadka iyo duunyada ayaa waxaa aqoonyahanno iyo mas’uuliyiin ka soo jeedo degmada xagar ee ka tirsan Gobolka Jubbada hoose ay walaaac ka muujiyeen saameeynta ka dhalatay abaarta,waxaana Laga qaxay Tuulooyin dhowr ah Abaaraha dartood sida ay sheegeen Xildhibaan Aadan Shacbaan iyo Aqoonyahan Abdisalaan Garweyne oo ka mid ah mas’uuliyiinta degmadaas ka soo jeedo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here