Xaalada dhanka nolasha oo soo wajahday qoysas kunool deegaanka Wadajir ee duleedka degmada Dhoobley.

0
119

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Wadajir oo ah deegaan dhaca waqooyiga Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa ah deegaan ay ku nool yihiin dad barakacyaal ah oo ka soo barakacay abaaro dhawaantani ku dhuftay qeybo ka mid ah Deegaanada Jubooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here