Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysaska barakacayaasha ah ee ku nool kaamka shooli ee maagalada Baladweyne ayaa wajahaya xalado bini adnimo taaso ay ka mid tahay biyo yari rashiin la.aan Hooy la’aan iyo Xalaado kale oo is biirsaday.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.