Xaalad dhanka nolosha ah oo soo wajahday Barakacayaasha Jowhar

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barakacayasha Ku Nool Kaamamka ku yaala Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle ayaa waxa Soo Foodsaartay Xaalado dhanaka nolosha ah kuwaas oo ay Hoy Xuma ka mid tahay Kadib Curashada Xiliga Xagaaga ah waxaana jiro dabeeylo Xooggan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here