Xaalad Daawo yari oo ka jirta Isbitaalka guud ee magaalada Dhoobleey

0
269

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo lagu jiro xilli adag oo dunida inteeda badan ay la dalaa dhacayso xakamaynta Caabuqaan dunida sida fudud ugu faafay ee Coronavirus Soomaliyana laga xaqiiyay 7 qof oo Qaba Cudurka corona virus ka  ayaa Isbitaalka guud ee degaanka Dhoobley ee Gobolka Jubbada hoose Waxaa ka jirta xaalad daawa yari waxaana gabaabsi ku jira adeegyadii Caafimaad ee isbitaalka laga heli jiray.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here