Xaalad Abaareed oo ka Taagan deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug

0
297

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Bacaadweyne oo mudooyinkii u danbeeyayba waxaa ka jiray dhibaatooyin la xariira dhanka nolasha taas oo saameeyn ku yeelatay nolasha kumanaan qoys oo halkaasi ku noolaa kadib markii abaaro iyo biyo yari ay soo foodsaaraty.

Dadka Bacaadweyne ku nool ayaa sheegaya in degaanka aanu helin wax gurmad ah looga qeyb qaadanayo wax ka qabshada dhibaatada nolaleed ee halkaasi ka taagan.

Caseyr Axmed Yuusuf  oo mar ka mid ah bulshada deegaanka ayaa warbaahinta  u sheegay in kumanaan qoys ay isaga barakaceen, isla markaana deegaanka bacaadweyne iyo Tuulooyinka hoostaga ay ka jirto xaalado adag oo bini aadanimo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here