Xaafado ka tirsan Degmada Waajid oo Laga Barakacay

0
58

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobab mahiigaan ah Oo daadad Wata  ayaa Ka Da’ay Magaalada Waajid Ee Gobolka Bakool Waxaana Jira Khasaaro Dhanka Hantida Oo ay daadadku  Geysteen In kastoo Weli aaney Jirin Dad Ku Naf Waayey.

Qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Waajid ayaa laga barakacay ka dib markii ay daadad ku soo rogmadeen.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here