Xaafadda October magaalada Buula-Burde oo Ol’ole Nadaafadeed laga sameeyay

0
20

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka degmada Degmada Buulaburte ee Gobolka Hiiraan oo gacan ka helaya shacabka Xaafada Ogtobar ayaa sameeyay Ol’ole Nadaadafadeed kaas oo Ujeedkiisu  ahaa mid dib loogu soo celinyay bilicda degmada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here