Xaafadda Howlwadaag ee magaalada Baydhabo oo laga hirgaliyay Buundo cusub

0
53

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Buundadan cusub ayaa laga dhisay magaalada Baydhabo gaar ahaan xaafadda Howlwadaag , waxaan iska kàashanaya bulshada iyo Maamulka Xaafadda Howlwadaag oo dhibaatooyin badan kala kulmayay isu socodka bulshada, tan iyo markii roobabkii ay burburiyeen waddooyinka halbowlaha u ah bulushada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here