Xaafadaha Kismaayo oo laga bilaabay Wacyigalinta Xalinta Khilaafaadka

0
56

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaalada iyo arimaha Dastuurka ee dowlad goboledka Jubbaland ayaa Xaafadaha Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ka bilowday wacyigalin ku saabsan sii  bulshada Kismaayo uga faa’iidaysan lahaayeen adeega dad waynaha ee uu bixiyo xaafiiska xalinta khilaafaadka ee Degmada Kismaayo.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here