Xaafada Calanley ee Degmada Kismaayo oo laga dhagax dhigay Masaajid

0
47

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Awqafta iyo Arimaha Diinta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa xaafada calanley gaar ahaan waaxda madiino ee magaalada Kismaayo ka dhagax dhigtay Masaajid kaas oo ay dhismihiisa iska kaashanayaan Wasaaradda iyo Hay’adda Bisha cas oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here