Wiil dhalinyaro oo Kismaayo ku Soo Bandhigay Agab Kala Duwan oo uu Sameeyay.

0
412

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Waxaa Jira Dhalinyaro Badan Oo leh Fikrado  Hal abuur oo ay Ganacsiyo Ka Samaayn karaan Balse u baahan in Hal Abuurkoda lagu Dhiira galiyo .

Maxamed Axmed Dayib Waa Wiil Dhalinyaro Ah oo Ku nool Magaalada Kismaayo  waxaa Uuna Layimad Fikir ah inuu  Soo Bandhigo Wax yaabo Uu Gacantiisa Ku Sameyay ayna kamid yihiin Jijimaha Gacmaha lagu xirto una kasameeyay Calanka Soomaliya iyo Astaamo Kale  Kuwaas Oo uu u Arko Inaay Yihiin Wax Uu Bulshada loosoo Bandhigi Karo.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here