Weiigii Labaad dhismaha Wadooyin Laami ah oo laga dhagax dhigay Kismaayo

0
98

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha  Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa si wadajir ah Magaalada Kismaayo uga dhagax dhigay wado laami ah oo dhararkeedu yahay 4.75km oo muhiim u ah isku socodka bulshada.

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ugu baaqay bulshada ku nool Magaalada Kismaayo gaar ahaan xaafadaha ay wadadan marayso inay si Wanaagsan ula shaqeeyaan howlwadeennada iyo shaqaalaha howsha Wada.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here