Webiga shabeelle oo ku fatahay degmada Afgooye ee Gobolka shabeellaha hoose.

0
73

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wabiga shabelle ayaa ku fatahay qaar kamid ah xaafadaha ay ka koobantahay degmada afgooye waxaana qoysaska ay bilaabeen ineey ka barakacaan xafadahooda halka kuwana ay ku go-doomeen .

Fatahaadda ayaa saameysay qaar kamid goobaha waxbarashada iyo xarumaha ganacsiga waxaana qaar kamid ah qoysaska deganaa jiink wabiga ay u guureen deegaano taag ah.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here