Wax soo saarka beeraha shabeellaha dhexe oo hoos u dhaca ku yimid

0
101

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Beeraleyda gobolka shabeellaha dhexe ayaa saameyn kala kulmay isbadalka cimilada sida abaaraha iyo daadadka ka soo rogmada webiga shabeelle kuwaas oo hoos u dhigay dalagyadii ka soo go’i jiray beeraha.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here