Wax soo saarka Beeraha ee deegaannada Galmudug oo hormar sameeneya

0
29

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanada Galmudug oo inta badan aan hore looga aqoon waxsoosaarka beeraha oo dallagyada laga isticaamalana laga keeni jiray meelo kale oo ka mid ah gobolada direska la ah ayaa hadda soo fahmaya ahmiyadda beerista iyo inay jiraan goobo ku haboon beerista iyo waxsoosaarka.

Cabdirisaaq shreeq mamaxamad cardoofe oo ah xogeeyaha guud ee ururka dhaqdhaqaqa iskashadata beeraha iyo xoolaha ee deganada galmudug ee marka magacooda laso gabiya loyaqana udhig ayaa mamulka galmudug kacodsaday ineey beraleeyda ka cabiyaan dhinaca agabka iyo daawada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here