Wax soo saarka Beeraha deegaanka Goobwayn oo hoos u dhacay

0
57

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka ku nool Deegaanka Goobwayn ee Waqooyiga Magaalada Kismaayo ayaa ah kuwo inta badan ay noloshoodu ku tiirsantahay dhaqashada Xoolaha,tabcashada Beeraha iyo kallumaaysiga .

Beeralayda iyo xoola dhaqatada deegaanka Goobwayn waxaa saamayn lixaad leh ku yeeshay abaarihii iyo fatahaadihii dhowrkii sano ee ugu danbaysay dalka ku dhuftay ku waas oo qoysas badan ka galaaftay xoolihii ay dhaqan jireen noloshooduna ku tiirsantahay sidoo kalana burbur xoog leh u geystay wax soo saarkii Beeraha.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here