Wassaaradda waxbarashada Jubbaland oo faahfaahisay qorshaha wasaaradda ee sanadka 2020

0
294

Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasiirka ku xigeenka wasaaradda waxbarashada dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Handal ayaa ka warbixiyay hiigsiga wasaaradda waxbarashada ee sanadka 2020,ka

wasiirka oo shir jaraa,id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay faahfaahin ka bixiyay qorshaha wasaaradda,wuxuuna digniin u diray dugsiyada ruqsadaha la siiyay.

R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here