Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka Soomaaliya oo ka hadlay dhibaatada Isbedalka Cimilada

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada XFS Ahmed Mahamed Cumar oo maalmihii lasoo dhaafay howlo shaqo u joogey magaalada Kismaayo ayaa Shegay dhibaatada ugu weyn ee dalka ka jiro inay sabab u tahay Isbadalka Cimilada.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here