Wasiiru dowladaha Arrimaha gudaha Galmudug oo kulan la qaatay bulshada deegaanka Xera-Dahab

0
123

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiiru dowladaha wasaaradda Arrimaha gudaha Galmudug ayaa kulan looga hadlayay baahiyaha ka jira deegaanka Xera-Dahab la qaatay qaar kamid ah bulshada deegaankaasi.

Intii uu kulanka socday ayaa lagu so bandhigayay xaalada nolol xumo ee ka jirta Xera-Dahab sida caafimaadka ,waxbarashada,biyaha,iyo adeegyada kale ee aas-asiga ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here