Wasiirkii Waxbarashada Jubbaland oo maanta Aas Qaran loogu sameeyay magaalada Kismaayo

0
352

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-AUN Maydka Wasiirkii Waxbarasha iyo Tacliinta sare ee Jubbaland Macallim Maxamed Ibraahim ayaa saaka lasoo gaarsiiyay magaalada Kismaayo, waxaa garoonka kusii sugayay Madaxda ugu sareeysa ee Jubbaland, ehellada Wasiirka iyo boqolal kamid ah shacabka kunool magaalada kismaayo.

Meydka marxuumka ayaa waxa salada janasada lagula tukaday inta udhaxeyso qaburaha Baar-Caleen iyo garoonka diyaraha kismaayo waxana oogu danbeytii lagu aasay qabuuraha  Baar-Caleen.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here