Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo kawarbixiyey ahmiyada wax soo saarka calafka Xoolaha

0
110

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa daahfuray Mashruuca adkeysiga calafka iyo cuntada Xoolaha Afrika, kaas oo ahmiyada siin doono kordhinta wax soo saarka calafka si ay xooluhu adkeysi uyeeshaan xiliga abaaraha iyo jiilaalka, iyo mashruuca cutubka haweenka afrika ee qeyraadka xoolaha iyo ganacsigooda kaas oo isna xooga saari doono doorka haweenka ee kor uqaadista calafka xoolaha iyo wax soo saarkooda.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here