Wasiirka Waxbarashada XFS oo sheegay in Wasaaraddu xafiis u furtay la socodka xaaladda Ardayda Suudaan

0
80
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay 123 Muwaadin oo ku xanibnaa dalka Sudan kuwaas oo u badan Arday,  78 ka mid ah dadkaas waxaa la keenay Muqdisho halka 45 laga dajiyay Magaalada Garoowe.
Ardeydaas ayaa waxay dib kaga soo laabtay goobihii ay wax ku baranayeen kadib colaad ay ka dhacaday Dalkaasi Sudaan  waxaynu  wasaraddu  waxbarshada XFS ay sheegtay in ay u furi donaan xaafis u adeegi doona  ardeyda iyo sidii ay u helilahayeeen shahadooyinkodii iyo daryeel waxbarsho.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here