Wasiirka Waxbarashada Jubbaland oo ka Warbixiyay Iskuulo Loogu Talagalay Danyarta Kunool Deegaanada Waqooyiga Magaalada Kismaayo.

0
149
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa bilihii la soo dhaafay waxaa ay goobo Waxbarasho ka hirgalisay deegaanada dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo, Hadaba Wasiirka Waxbarashada Jubbaland Abdinaasir Seeraar Maah ayaa ka warbixiyey Goobahaasi.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here