Wasiirka wasarada waxbarshada Jubbaland oo sheegay in 10 kun oo ardey ah ay sii doonaan waxbarsho bilaasha ah 

0
67

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Jubbaland Cabdinasir Seeraar Maax ayaa  sheegay in Wasaaradiisu waxbarasho lacag la,aan ah siin doonaan qaar ka mid ah ardeyda wax ka barta deegaanada Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here