Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo kulan lagu dardargelinta shaqada Wasaaradda Shaqaalaha

0
53

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa Jubbaland Maxamed nuur Cali oo u wehliyo agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa xarunta wasaarada kulan lagu dardar gelinayay shaqada wasaaradda kula qaatay shaqaalaha wasaaradda.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here