Deegaanada turqato,qarsaa iyo barkada shariifada oo dhaca galbeedka Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose oo ay dagan yihiin dad xoollo dhaqato ah ayaa waxaa kormeer shaqo ku tagay wasiirka wasaaradda Xanaanada xoolaha Dhirta iyo daaqa dowlad Goboleedka Jubbaland oo ay weheliyaan Mas’uuliyiin kale.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.