Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Jubbaland iyo Mas’uuliyiin kale  oo kormeer ku tagay Maxjarka Xoolaha ee magaalada Kismaayo

0
181

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-kulan ay maanta magaalada Kismaayo ku yeesheen Wasaaradda Xannaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa Jubbaland iyo  madax ka socotay Hay’ada FAO ayaa waxaa shir gudominayay  Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa  dowlad goboleedka Jubbaland Maxamed Nuur Cali,waxayna ka wada-hadleen sidii wax looga qaban lahaa  baahiyaha ka jira maxjarka.

Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here