Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Jubbaland oo kormeeray Maxjarka Xoolaha degmada Kismaayo

0
60

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada, Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Jubbaland oo ay weheliyaan xubno kale ayaa kormeeray Maxjarka Xoolaha degmada Kismaayo.

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada, Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Jubbaland Maxamed Nuur Cali ayaa wuxuu ka warbixiyaay kormeerka ay maanta ku tageen maxjarka xoolaha degmada Kismaayo.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here