Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo sheegay in sanadkii Dhamaaday Wasaaraddu iskuulo badan ka  hirgalisay deegaanada Jubbaland

0
81

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee dowlad goboledka Jubbaland oo ka duulaysa horumarinta Waxbarashada deegaanada Jubbaland ayaa sanadkii dhamaaday ee 2023 goobo waxbarasho oo kala duwan ka hirgalisay gudaha magaalada Kismaayo iyo deegaanada kale ee Jubbaland sida uu sheegay Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Jubbaland Abdinaasir Seeraar Maax.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan kasoo diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here