Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada ee Jubbaland oo Deegaanka Goobweyn ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi sare

0
133
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaarada waxbarashadda  ee Jubbaland abdinaasir seerar maax ayaa deegaanka Jubada hoose ka dhagax dhigay dhismaha dugsiga sare .
Sadiiq Axmed Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here