Wasiirka wasaaradda tamarta iyo khayraadka Biyaha Jubbaland oo faah faahin ka warbixiyay qaybo ka mid ah wasaaradda dayac tir lagu sameeyay

0
298

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka  Biyaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa dhawaan xariga ka jartay qayb ka mid ah wasaaradda oo dib u dayactir lagu sameeyay.

dhismahaan xariga laga jaray ayaa noqonaya qaybta kaaydka ee wasaaradda biyaha kaas oo dib u dhiskiisa ay wasaaradda ka caawisay Hay’adda IOM.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here