Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene oo gaaray magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle ayaa si rasmi ah u Daah furay shirka wada tashiga qorshaha isbedelka qaran ee dalka.
Waxaana shirkaasi kaso qeyb galay Masuliyiin katirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Hirshabeelle.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.