Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Calamiga ee Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa maanta magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyey Wakiil xigeenka Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayey.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.