Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jubaland oo ka hadlay Saameynta ay roobabka iyo fatahaada Wabiga ku yeesheen Jubbaland.

0
86

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jubaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa ka hadlay Saameynta ay roobabka iyo fatahaada Wabiga ee Deegaanada Jubbaland.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here