Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jubaland oo ka hadlay cunaqabateynta hubka laga qaaday Soomaaliya iyo ku biirista suuqa bulshada bariga Afrika

0
131
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dalka Soomaaliyada wuxuu ku biiray suuqa bulshada bariga Afrika iyo dalka oo laga qaaday cunaqabateyntii hubka  ee saarneyd mudo dheer, waxaa guulahaasi isdaba jooga ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jubaland.
Wasiirka Qorsheynta Jubaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa ku ammaanay madaxda Qaranka guulaha isdaba joogga ah ee cunaqabateynta hubka laga qaaday Soomaaliya iyo ku biirista suuqa bulshada bariga Afrika.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here