Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa Daah-furay Kulan Aqoon iswaydaarsi ah,kaas oo loo qabtay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Jubbaland.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.