Wasiirka Wasaaradda Qorsheeynta Jubbaland oo Kismaayo kusoo dhaweeyay wafdi ka socda DFS

0
73

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wafdigaan soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxaa hogaaminayay La taliyaha Madaxweynaha DFS ahna Agaasimaha guud ee Golaha dhaqaalaha Qaranka, waxaana Garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Qorsheeynta iyo maalgashiga Caalamiga ah ee Jubbaland mudane Cabdiraxmaan Cabdi Ahmed.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here