Wasiirka Wasaaradda Qorsheenta Jubbaland ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda MEDAIR

0
23

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda MEDAIR, oo uu hoggaaminayey madaxa mashaariicda hay’adda.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Jubbaland iyo MEDAIR, gaar ahaan dhinacyada horumarinta adeegyada aasaasiga ah sida caafimaadka, biyaha nadiifka ah, iyo wax ka qabashada xaaladaha degdegga ah.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here