Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Jubbaland oo ka warbixiyay tirada Qoysaska ka soo laabtay xeryaha Qoxootiga Kenya

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheeynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee Dawlad Gobaleedka Jubbaland ayaa sheegay in 17-kun oo Qoys oo dib uga soo guryo noqday xeryaha Qoxootiga dalka kenya dib u dajin loogu sameeyay Jubbaland.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here