Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Jubbaland oo ka hadlay qorshayaasha Wasaaradda

0
94

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay ka go’an tahay horumaro badan oo ay kusamaynayso mashaariicda muhiimka ah ee kasocda Jubbaland iyo xoojinta dhinaca maalgashiga

Wasiirka wasarada Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga ah ee dowlad Gobaleedka Jubbland Cabdiraxmaan Cabdi Axmad ayaa kawarbixiyay qorshayaasha Hormarineed ee hirgalay kuwax socda iyo mashaariicda ay qorshaynayaan in ay hirgalaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

9

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here