Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha buluuga Jubbaland oo kulan soo dhaweyn ah loo sameeyey

0
100

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Daladda Iskaashatada Kaluumeysiga Jubbaland  ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wasiirka cusub ee Wasaarada Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jubbaland,kulanka oo ahaa mid is xog wareeysi ah ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaan Cabaas Cali Ibraahin,Wasiirka ku xigeenka  Wasaaradda Kalluumeysiga,Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Jubbaland iyo howl-wadeenada Wasaaradda.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here