Wasiirka wasaaradda Isgaarsiinta Jubbaland oo kormeertay qaar ka mid ah xarumaha Isgaarsiinta Kismaayo

0
294
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda Isgaarsiinta Boostada iyo Teknolojiyada Jubbaland Cabdirshiid Maxamed Ducaale ayaa kormeer indho indheen ah ku tagay xarumaha shirkadaha Somtel iyo Somnet ee ku yaala magaalada Kismaayo.
Wasiirka ayaa  dhawaanahan waday kormeero uu ku tagayo xarumaha isgaarsiinta ee ka howl degmada Kismaayo.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here