Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda, Mudane Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha Xarunta Xogta Qaranka oo laga dhisayo magaalada Muqdisho.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.