Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasirka Wasaaradda howlaha guud iyo Guriyeenta Dowlad Gobalbedka Jubaland Eng Ismaacil Axmed Garas ayaa ma Tababar u soo xiray qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda howlaha guud ku waas oo Ka Kala soc day deeganada Jubbaland.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.