Wasiirka Wasaaradda haweenka Jubbaland oo ku baaqay in Gabdhaha warbartay loo fududeeyo ka mid noqoshada ciidanka Booliska

0
34

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Haweenka ku nool dagmooyinka iyo deegaanada Dowlad goboledka Jubbaland ayaa ah   kuwo door wayn ka ciyaara nabadaynta ,lashaqaynta Ciimada booliiska ,dib u dhiska dalka iyo hormar kasta oo bulshada dhexdeeda ka jira waana kuwo mudan in lagu dhiira galiyo howlaha muhiimka ah ee ay bulshada u  hayaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here