Wararka Wasiirka Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo ka Warbixisay Saameynta Gudniinka Fircooniga iyo Sida Lagu Joojin karo By admin - November 13, 2022 0 313 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda haweenka Jubbaland Cadar Ismaaciil Cabdullahi Juraati ayaa ka warbixisay saameynta gudniinka fircooniga iyo sida lagu Joojin karo. Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2022/11/warka-hamdi-gudniinka-firconiga-1.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X